Tusaale Dheeraad ah3
β
Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka; wuxuu sheegay in xoogagoodu ay dib ula soo wareeji doonaan goobihii looga qabsaday dagaaladii bishii hore ka dhacay Muqdisho, ayna durba la wareegeen saldhiga Yaaqshiid.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (2) (f.g2)
Isrogrog
-iyay, -isay
Xarafka
W Β· WA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
