U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xer

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XE3 xar
1

Dad koox ah oo sheekh raacsan ama wax ka barta.

2

X. ah: nin u go'ay barashada diinta oo hadba meel u aada kutub raacasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Balse Xaange wax aan ka ahayn qabyaalad meesha ugama aysan dhadhamayn, wuxuuna Sheekh Xaayow u arkay Qabqable dagaal oo xer jufadiisa ah mawlac iskugu keenay.

”
“

Muddo ka dib waxa uu u wareegay xer kale oo sida la sheegay nin kitaab gaab ah ka raacan jiray cilmi gaasiran.

”
“

Dadka magaalada Laascaanood ayaa caro xoogan ka muujiyay dadkan la xer xeray xili ay ku guda jireen nolol maalmeedkooda isla markaana aysan jirin danbi ay galeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xer - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan