U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xiddo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.lBotani
Xaraf XSubg XI5 xar
1

Dun midabyo badan oo si gaar ah loo farsameeyey oo si ayan u tifmin dacallada maryaha looga tolo oo qurux loogu tala galay. xidh yar m.dh Geedaaley yar oo har leh; geedo isku urursan oo ku yaal meel gaar oo bannaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Degmadu wexey u fideysaa dhanka koonfureed ee ay tuulada xiddo xigto.

”
“

SAHAL:Walaal Xiddo iyo anigu waan kala tagney marka ayada iyo gabdhihiina weli Holand-toodii bay degganyihii walishiina labona xabsi bay ku jiran midna sannad-kii hore baa lagu dilay Ingiriiska oo aan degganayn todobadii sano ee u dambeysay.

”
“

TIMIRO:Oo walaal dad fiican baad ahaydeen adiga iyo Xiddo ee habaarku xagge idiin ka yimid?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Cilmiga

Botani (bot.)

Xarafka

X · XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xiddo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan