Skip to main content
SABAAD

bakteeriya

Magac Dheddig
Naxwe-ayaal, m.l/dhBaayoloji
Xaraf BSubg BA10 xar
1

Noole ili-ma-aragtay ah oo dhammaantood ka kooban hal unug, kuwaas oo aan lahayn xuub bu'eed u gaar ah, hase yeeshee leh gidaar unug oo samays u goonniya leh. B.da badanaaba waxa lagu kala soocaa habka khadaynta Garaam (ha u baahnaato ogsajiin ama yaanay u baahnaan) iyo qaabka muuqaalkooda. bakteeriya-ciijiye m.l (-yayaal, m.l/dh) (baay.) Fiirus jajabiya bakteeriyada.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ayaal, m.l/dh

Cilmiga

Baayoloji (baay.)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bakteeriya - sawirka la wadaagga

La Wadaag