Tusaale Dheeraad ah3
“
"Waxaa dhacay qarax weyn, waxaa arkay laba qof oo dhintay iyo dhowr kale oo dhaawacyo qaba, waa laga cararay goobta oo dhan, waayo qof walba wuu baqay" ayuu yiri Axmed Farax oo ka mid ahaa dadkii ku sugnaa halka uu qaraxu ka dhacay.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
F · FA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
