Tusaale Dheeraad ah3
“
Cali Cabdullahi Warsame ayaa qolqol u galay qaybaha shaqadu ka socoto waxaana uu soo arkey qaybo Mutuleel lagu cagdhigay iyo qaybo iyagana markaas lagu wado, sidoo kale waxaa socota xoqida darbiyadii Isbitaalka si nuurad ama rinji cusub loo saaro.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
N · NU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
