Geedaha dhadhanka iyo udugga gaarka ah leh oo dadku cunnada, cabitaanka iwm ku darsado; dhir-magaalo. dhir-abaareed m.dh Geed qabatimay ku noolaanshaha gobol biyoyarood ah, sida, meelaha abaaruhu ka dhirayn dhacaan, qaabkiisa waxa loo qeexi karaa siyaalo kala duwan si uu u helo biyaha ugu badan una kaydsado: xididdadu way dheeryihiin ama waaweynyihiin, calemuhu way yaryaryihiin oo qaro weynyihiin ama xitaa ma leh, sida geedka tiinka, oo marmarka qaarkood qodxo; jirridu marmarka qaarkood waxay leedahay cad oo geedka u suurta galiya inuu biyaha kaydsado muddo aad u dheer, jilif qaro leh ama xabag dahaadha ayaa ka celisa geedka biyosaarka.
Tusaale Dheeraad ah3
Arrintan waxaa qurux badan inaan la jarin dhir ku taal meel, ee lagu dhaqmo qaabka casriga ah ee loo yaqaan (Agroforestry), oo la mataanaynayo wax beerista iyo ilaalinta dhirta dabiiciga ah.
βAmmakaak iyo Argaggax waxaan dhulka ula dhici gaaray, markii aan tagay meel barxad ah, oo ay ka baxday dhir qodaxyo badan.
βBeeralaydu waxay isticmaalaan dhir ay ka mid yihiin:-Carmada, Raqayga, Salamakiga iyo kuwa kale.
βFalanqaynta Naxwaha
Magac Dheddig (m.dh)
-ryo ..., m.dh
Botani (bot.)
DH Β· DHI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
