1
Tusaale Dheeraad ah3
β
Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Yemen ayaa u sheegay idaacada Yemen in Qoxootiga Somalida ah la dajin doono xero ku taala Magaalada Mayfa'a, halkaasoo looga sii qaadi doono Xerada Kharaz oo loo diyaariyay qoxootiga Somalida ah ee Yemen ku sugan.
ββ
Dagaalyahano la magacbaxay Jabhada Soomaaligalbeed oo weerar culus ku qaaday xero ciidamaad Itoobiyaanku ku leeyihiin degmada Qalaaafe,.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Xarafka
X Β· XE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
