U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bashaash

Magac Lab
Naxwe-shyo, m.dh
Xaraf BSubg BA8 xar
1

B. ah: nin bulshey ah oo had iyo goor weji iyo laab furan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Axmed Saleebaan Bide, oo tilmaamo ka bixinaya shakhsiyaddii Xaaji-Gujis, ayaa ku tilmaamay nin bashaash ah oo aad u firfircoon, isla markaana Eebe ku manaystay maskax furan iyo degganaansho.

”
“

Nin dhalinyaro ah oo bashaash ahaa ayaa kursiga dhinacayga fadhiyay.

”
“

Saaxiibada aqoonta u lahaa Cabdisalaan Xiis waxa ay ku tilmaameen in uu ahaa shakhsi deggan, bashaash ah, kaftan badan, waxayna u rajeeyeen in Janadii Fardowsa Eebahey ka waraabsho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-shyo, m.dh

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bashaash - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD