U gudub nuxurka bogga
SABAAD

booli1

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BO5 xar
1

.u Hanti qof lahaa oo qof kale si sharci darro ah u milkiyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa jira sekedo dhan oo dadku ku magacaabay booli qaran macnuhu waxa weeye xoolihii qaranka ayaa laga dhistay, qaar ka mid ah shaqaalaha dawladda hoose waa maal qabeeno ka u liita u haystaa guri, gaadhi, iyo lacag.

”
“

Haddaad maqasho rag qaylinaya oo leh waa la gaajoonayaa waa dadkii aannu xaaraanta barnay, waxaanuna abuurnay mushtamac faasid ah oo booli-quutayaal ah.

”
“

Hore Max'ud Yusuf (Booli-wade) isla markaana loo magacabay Duqii ugu horeyay ee degamadaas yeelato Abshir Cabdi Taangi kaas codsandeen Dadka Reer Xaafuun.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B · BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
booli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan