U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cadownimo

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA9 xar
1

Cadow ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Ma qabo in qoraalkan uu ka yimid dad Islaam ah oo dadkooda u naxaya, balse qoraalku wuxuu u muuqday aragti ahaan mid cadownimo oo lagu doonayo in lagu xiro Isbitaalka" ayuu maamulaha Isbitaalka Madiina u sheegay saxaafada.

”
“

Markaa waxa weeyaan nin iska hadlay waxa weeye nin qarankan ugu maqan cadownimo oo xukuman isagoo maqan waa gacan ku dhiigle argagixiso ah gacanta Somaliland meesha ay ka gaadhi kartaba way ka gaadhaysaa.”

”
“

Bukaanadii laga xiray goobaha caafimaad ayaa walaac muujiyay, iyagoo xusay in tani ay tahay dagaal iyagala lagu soo qaaday, iyagoo codsaday in Al-shabaab ay dib uga laabato go'aankeeda oo ay ku sheegeen mid cadownimo ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cadownimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD