U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dharbaaxo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf DHSubg DHA9 xar
1

Sacab furan oo si xoog leh wax loogu dhufto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Go'aanka Koonfur Africa, ayaa dharbaaxo ku ah qorshaha uu wado Midowga Africa, oo ilaa hadda ballanqaadyo adag oo ciidamo ah ka helay ilaa afar wadan.

”
“

Sayidkayga ayaa iga carooday, wuxuuna igu dhuftay dharbaaxo daran, isagoo igu yiri: maxaa hadalkan kaa galay, u noqo shaqadii aad gacanta ku haysay.

”
“

Same-ka-talis iyo sabaalayn ayaa laga cabsi qabaa in uu ku dayo, meel ay ahayd in dharbaaxo lagu dayo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dharbaaxo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan