1
Qof, dad wax isku haysta u garnaqay. dhexdhexaadnimo m.dh Dhexdhexaad ahaansho (cid).
Tusaale Dheeraad ah3
β
Il wareed ka tirsan Xafiiska Ra'iisul wasaaraha Somalia ayaa u sheegay GO in labada mas'uul ay ku kala kaceen kulan uu dhexdhexaadiye ka ahaa Shariif Xasan kaasoo dhashay markii ay labada mas'uul isku khilaafeen golaha wasiirada ee cusub.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-yayaal, m.l/dh
Xarafka
DH Β· DHE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
