U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gur

Fal Gudbe/Magu (1)
Naxwe-ray, -rtay
Xaraf GSubg GU3 xar
1

(f.g) Geedo, timo iwm jarid.

2

(f.g) Wax meel yiil ka qaadid.

3

(f.g) Cunto digsi ku jirta ka bixin.

4

(f.g) Miro geed ku yaal ka goyn.

5

(f.g) War qof ka jiibin.

6

(f.mg)

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (1) (f.g/mg1)

Isrogrog

-ray, -rtay

Xarafka

G Β· GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gur - sawirka la wadaagga

La Wadaag