U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sheegato

Magac Dheddig
Xaraf SHSubg SHE8 xar
1

Dad sheegta tol aysan ka dhalan ee xeer iyo dano kale ku raacay.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waxaa nasiib darro ah in Suxufiyiintu ilaa iyo hadda aysan lahayn dallad kulmisa, ayna u kala jaban yihiin firqo firqo iyo kooxo mid kastana ay sheegato inay Suxufiyiintu ku dhan yihiin.

”
β€œ

Ka dib lafa gur dheer oo aan ku samaynay hubinta deegaanka ay khaatumo ka sheegato sanaag isla markaana aan isla af garanay in aysan beeshaasu mug iyo deegaan ay ku sheegan karto gobolka ayan ku lahayn.

”
β€œ

Cabdi Qeybdiid oo laftigiisa ahaanshaha M-weynaha muran ka taagan yahay ayaa sheegey in maamulkiisa ay Degmada Hobyo ay hoos timaado uuna la yaaban yahay in cid kale ay sheegato, waxaana uu sheegey in maamulkiisa ay si buuxda uga arimiyaan magaaladaasi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

SH Β· SHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sheegato - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan