U gudub nuxurka bogga
SABAAD

haadaan

Magac Dheddig
Naxwe-aamo, m.l
Xaraf HSubg HA7 xar
1

Dhul jeexan, weyn oo hoos u dheer; qar ama bohol.

2

Geedka dharkeynka.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale, madaarka diyaaraduhu ka haadaan oo hore u ahaan jiray Airport ka ugu weyn Africa, haddana ah kan ugu weyn Somaliland ayaa ku yaalla magaalada Berbera.

”
“

Waxaa la diiday marnaba arrinta in si caqli iyo run ah loo wajaho, dabadeed waxay ku dilindillootay haadaan aan gun lahayn.

”
“

Si aad u foolxun, ayaa caalimkii aqoonta ugu saraysa lahaa waxaa ka qiima batay, soo dhowaynta ugu saraysana mutay, caaq ku caan baxay hurinta colaada, halaagida iyo haadaan ka tuurida ummada illaahay ka dhaliyey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-aamo, m.l

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
haadaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan