U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hanfi1

Magac Lab
Xaraf HSubg HA5 xar
1

Dabayl kulul.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sheekadu waxa ay ka kooban tahay guud ahaan laba unug oo waaweyn oo midina colaad, hanfi, kulayl, dhac, boob & xatooyo hillaaban tahay, tan labaadna ay barwaaqo, kalgacal, nabad, baraare & beerlul cishqi ku xiddeysan tahay.

”
“

Laakiinse dabeyshii Caafimaad ee aad ka hadashay waxay noqotay sidii dabayl hanfi ah, sideedaba hab maamul aan ku dhisneyn cadaalad iyo sinaan unkadkeeda, wuxu ku dhamadaa fashil.

”
“

Taliyaha saldhiga dhexe ee Boorama Muuse C/laahi Hanfi (M.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hanfi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan