U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jabo

Magac Dheddig
Xaraf JSubg JA4 xar
1

Xaabo amo qoryo yaryar oo qallalan.

2

Berrin waa hore laga guurey oo ooddii jabtay oo isku dhacday; jabad; degel.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Beydka siddexaad waxa uu ina xasuusinayaa in cadowgu uu niyad-jabo markaynu xallino dhibteenna, wadaniguna uu farxayo markaynu is-walaaleysanno.

”
“

Hadalka Sheekh Shariif ayaa kusoo beegmay iyadoo xilliyadii ugu dambeeyay ay jireen hadallo u muuqday in isbahaysiga Asmara xubnahooda ay isku dhaceen, iyadoo tani ay gaartay heer aad u xun oo ku dhow in Isbahaysiga uu laba u kala jabo.

”
“

Tusaale ahaan laba nin oo is-haya haddii ay isla dhacaan oo uu mid ka mid ahi jabo oo weliba uu jabo ninkii wax legday, ka dibna waxa la yidhaahdaa waa bac baari, qoontana wixii laga xukumo labada nin waa loo kala badhaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

J · JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jabo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan