U gudub nuxurka bogga
SABAAD

macaani

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA7 xar
1

Dhaqan qof leeyahay. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Xildhibanadu waxay codkooda siiyeen xukuumada, waana sharci inay codka dhiibtaan, sidoo kalena in cod la geliyo moshinka laga doodayo iyaduna waa sharci, balse waxaa muuqda wax isdaba-marin uu sameeyay Sheekh Aadan Madoobe" ayuu yiri Mowliid Macaani.

”
“

Waana in cid walba ay ku qanacdo sideyda oo kale," ayuu yiri Mowliid Macaani oo sheegay inuu laba ruux oo keliya ka garanayo golaha wasiirrada cusub ee lasoo magacaabay.

”
“

Si kasta oo ay tahayba; hadalka Mas'uulkaan ka tirsan baarlamaanka ayaa kusoo beegmaya iyadoo ay jiraan xildhibaanno kale oo dhaliilsan xukuumadda, kuwaasoo ay ka mid yihiin Ismaaciil Buubaa, Mowliid Macaani iyo xubno kale.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
macaani - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan