U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maamule

Magac Lab
Xaraf MSubg MA7 xar
La Mid AhmaammuleMagac Lab
1

Qof hawl agaasinkeeda madax ka ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Waxaad tagaysaa xafiiska WFP ee Muqdisho, waxaan buuxinaysa warqad codsi ah sida adigoo iska dhigaya maamule Camp, raashinkii lagu siiyo waxaad ka iibinaysaa suuqyada, waxaadna lacagtii soo baxda la qaybsanaysaa madaxda WFP" ayuu ruux isqariyay.

”
“

Maamulaha dugsigu waxa uu ka qaylo dhallaamiyay khatar caafimaad oo ay dadkaasi ku hayaan dugsiga; “Haddii roob da’o, waxa ka dhalanaya cuduro aan hore loo arag, haddii aan nalaga soo gaadhin dadkan,” ayuu yidhi Maamule Maxamed Jaamac.

”
“

Waxaa loo soo magacaabay maamule iskuul (Principal), waxaana farxad ii ah inaan sheego in uu dib u furistiisa ka soo qaybgeli doono ninkii aas-aasay oo ah Richard Baliton.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maamule - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan