U gudub nuxurka bogga
SABAAD

muraayo

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MU7 xar
La Mid AhmuraayadMagac Dheddig
1

Cad dhalo ah oo inta dhinac laga mariyo dheeh lacageed iwm layska arko; madarad; beladdaye.

2

(m.w) (do, m.l) Laba dhalo oo si ah loo farsameeyey oo ku dhex jira bir ama caag wareegsan oo indhaha la gashado,si loo saxo indho arag diciif ah leh, ama looga celiyo nuurka xooggan ee qorraxda; okiyaale.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Muraayo iyo Aabaheed ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeda dalka Mareykanka, waxana halkas ku sagootiyay dhamaan hey'adihii ka qeyb qaatey xanaaneynteeda, iyaga oo gudoonsiiyay $1500 oo lacag ah.

”
“

Muraayo, iyadoo 7-jir ah ayeey nin mooryaan ah kufsaday (Halkaan ka aqriso warbixin ay HOL ka diyaarisay dhibka loo geystay Muraayo), isaga oo isu dalooliyey xubneheeda taranka.

”
“

Xarunta COGWO oo inta badan qaabilsan caawinaada haweenka ayaa lagu qabtey xaflad lagu sagootinaayey Muraayo Nuur Cali iyo aabaheed Nuur Cali ayaa loogu mahadceliyay saxafafada ka qeyb qaadatey gudbinta dhibka soo gaaey gabadhaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
muraayo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD