U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qooqan

Fal Magu (4)
Naxwe-qnaa, -qnayd
Xaraf QSubg QO6 xar
1

Xoolo lab wax qooq hayo ahaansho.

2

Dugaag ama halaq wax dad cun ah ahaansho.

3

Qof kibir badan ahaansho.

4

Gabar wax galmo u baahan ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Luquntan uu sidii awr qooqan u gigayana waxa ka soo laalaada dabar yar (tie) oo xundhurtiisa ku idlaada.

”
“

Riwaayadahaas, waxaa ka mid ahaa: “Ummad wada qooqan, wax u qaybi leeyahay,” “Halkii qoontu ku taallay dhakhtarkii qalliwaa,” “Qabyo,” “Ambiil ma leh.”

”
“

Waa lagama maarmaan haddaba, inuu shacabku garowsado inuu gacmihiisa ku abuurtay Qabqableyaasha qooqan iyo qalalaasaha ay wadaan ee la maareyn la’ayahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-qnaa, -qnayd

Xarafka

Q · QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qooqan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan