4
Badinta qoraal lagu badiyo jikolostiil.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Gabbal madoobaaday ayey ku noqotay sidii uu kolba rogaal celis u samaynayey, wax uu sameeyo inta uu Farxaan garan waayey ayey taladii siisay inuu si kastaba ha u dhacdee iska dhex qaado.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-llo, m.dh
Xarafka
R · RO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
