U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rooti

Magac Lab
Xaraf RSubg RO5 xar
1

Cunto ka samaysan bur cajiiman, khamiir iyo waxyaalo kale oo marka la jarjaro foorno lagu dubto.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waxyna ku caantahay mah maah raage ceele rogaa marabtaa rooti iyo caano. degmada waxaa dego qabiilka la yiraado maxamed muuse yuusuf galmaax wacbuudhan abgaal waa degmo taariikh leh waxana jiraa ilaa 150 sano.

”
β€œ

. Faqriga oo aad u saameeyay bulshada soomaaliyeed arrinkaas oo aad u sahlaya in dadka iyo dalkaba lugu dhibaateeyo cad rooti ah, kaniini daawo ah, iyo dollar aan tiro badnayn.

”
β€œ

Waxaa xalay qarax xooggani uu ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan kaasoo lala bartilmaameedsaday Foorno rootiga sameysa oo la sheegay inay Itoobiyaanka rooti ka iibsan jireen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

R Β· RO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rooti - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD