Skip to main content
SABAAD

shibbane

Magac Lab
Naxwe-nayaal, m.l/dhNaxwaha
Xaraf SHSubg SHI8 xar1 Tusaale

Tusaalooyin

β€œ

b(a), t(a), j(a) iwm

”

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Xarfaha higgaadda Af-soomaaligu waa Shaqal 5 xaraf ka kooban iyo Shibbane 21 xaraf ah.

”
β€œ

Ereyga hore waxa is xigsaday waa labada shibbane ee β€˜l’ iyo β€˜t’, ta dambana waa β€˜l’ iyo β€˜t’.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nayaal, m.l/dh

Cilmiga

Naxwaha (nax.)

Xarafka

SH Β· SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shibbane - sawirka la wadaagga

La Wadaag