U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taabo

Fal Gudbe (3)
Naxwe-btay, -batay
Xaraf TSubg TA5 xar
1

Jir, derbi iwm aayar gacan u saarid.

2

Arrin iwm in yar ka sheegid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wuxuu uga dhintay markii aan yaraa maan maqal, mana arag wax u tafa-xaydan dareenkaa iyo taabo galintiisa, dadkuna waa ila wada mid.

”
“

Hadaba waxaan qormadeena kaga hadli doonaa dhowr qodob oo aan is leenahay waxay sabab u yihiin in lagu guud daraysto in la helo heshiis taabo gal ah.

”
“

Meelo qaar waxaa aad u saameeyay colaado, abaaro iyo fataha webiyada, halka degaanada qaarna ay ku jirto horumar la taaban karo dhinaca taabo-gelinta nabadgelyada ah iyo ka soo kabasho dhibaatooyinkii soo gaadhay ay ka jirto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-btay, -batay

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taabo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan