Tusaalooyin
“
Waa la ogaaday sirtiinna
”Tusaale Dheeraad ah3
“
Inaad danta guud ka hormarisaan tiinna gaarka ah waayo bulsha-weynta Somaliyeed wey idiin eegeysaa weyna og tahay ciddii dan gaar ahaaneed wadata, mar un beyna la xisaabtami doontaa!
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magacuyaal Lahaansho (mu.lh)
Isrogrog
kuwiinna, w
Xarafka
T · TI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
