Tusaale Dheeraad ah3
“
Weger; Adeer, horta wadaadkii Samaale waan ku ogaa karti uu dakhliga dalka kor ugu qaadee, laakiinse sawkan aan xafiiskiiba fadhiisanayn saacado isku xiga ee markuu kursiga salka saaro uun loo khaakhaayirayo!
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
W · WE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
