U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xamur

Magac Lab
Xaraf XSubg XA5 xar
1

Geed gobka u eg kase gaaban oo miro laf adag oo la cuno leh.

2

Badar la dubay midkiisa buc-buca.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Baqbaq, Uusgure, Ceel Buh, Dangoroyo, Xaaji Khayre, Cuun, Caana Yaskax, Timir iyo Xamur.

”
β€œ

Degmada waxaa hoos yimaada tuulooyin fara badan oo kala ah: Dac, wabxo, Derri 'Towfiiq, Jacar, Bargaan, Garablo, Ceelgaras iyo Xamur.

”
β€œ

Malshiyaadka al-shabaab oo ka baxsadey saldhigaas ayaa wararku sheegayaan iney gaarayaan 70 ruux sida laga helayo dad xogogaal ah kuwasoo iminka ku sugan halka la yiraahdo Xamur oo 10km u jirta halkii saldhiga u ahaan jirtey Madashoon.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X Β· XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xamur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan