Tusaalooyin
“
Biixi lacag buu baahi u qabaa
”Tusaale Dheeraad ah3
“
" Mar hadii ay socdaan dadaalo nabadeed, waxaa jirta baahi loo qabo in la qaado talaabo xagga sugida amaanka: " Hadii kale waxaa ay noqoneysaa mid kamid ah in uu dhutiyo." ayuu yiri Ahmedou Ould-Abdallah oo la hadlaya golaha amaanka.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
B · BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
