Tusaale Dheeraad ah3
“
Saxaafadda oo kala ah mid dawladdu leedahay oo koofiyad leh iyo mid shicibku leeyahay oo dhako bannaan ayaa haddana waxa soo baxaysa in saxaafaddii dawladdu is yeelyeesho oo kuwii shicibka dhex raqlayso, iyagoo kuwo shicib ahaana la biqleeyeen.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Xarafka
DH · DHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
