Tusaale Dheeraad ah3
β
Khasab ma ahan in lagu raaco fikirka qoraaga basle waxaa muuqata in qoraalkan uu qiimo leeyahay maadaama jawaabaha laga bixiyey ay wax badan ka duwanaayeen jawaabihii looga bartay qoraallo badan oo HOL lagu soo qoro.
ββ
Arinka muhiimadiisu waa sida ay HOL ay u sheegtay oo ah in nabada la siiyo fursad oo wax walba laga hor mariyaa nabad lagu soo dabaalo dhulkeena oo loo dhaqaaqaa dib u dhiska daqan dhaqaale ee ummadeena iyo dhulkeena.
ββ
HOL waxaan idinka codsanayaa mustaqbalka inaad faah-faahin dheeraad ah ka bixisaan shakhsiga aad xulanaysaan waxbarashadiisa, khibradiisa shaqo & ta nololeed-ba.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (1) (f.g1)
Isrogrog
-olay, -oshay
Xarafka
H Β· HO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
