Tusaale Dheeraad ah3
“
Biixi waxa badda dhexdeeda kaga lumay Fargalkii ay Xayaad gudoonsiisay maalin maalmaha ka mid ah, iyadoo uu fargalkaasi u ahaa xusuus iyo xadanto la xidhiidha cish-gigii waayo-waayo.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
X · XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
