U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ayaamo

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AY6 xar
1

Duulal la rumaysanyahay in ay dadka ku ridaan cudur lagu daaweeyo ciyaaro, xoolo la qalo iyo udug. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

J: Ujeeddada socdaalkaygu waxa weeye uun nin dalkiisii yimi oo doonaya inuu ayaamo wakhtigiisa la qaato dadkiisa, waxaanan joogayaa ilaa laba Toddobaad.

”
β€œ

"Waa Maalmo tirsan ee ruuxii idinka mid ah oo buka ama Safar ah waxaa korkiisa ah ayaamo kale (soonkood) kuwa uu dhibina waxay bixin Miskiin, ruuxii badsada (Khayrkana) saasaa u fiican, inaad Soontaan yaana idiin khayrbadan hadaad tihiin kuwo wax og."

”
β€œ

Axmed Cabdi oo kulankaa ka hadlay ayaa isna ku taliyay in arrintan si mug leh loo eego, oo gorfayntiisana laga furo Shir-doodeed ayaamo socda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A Β· AY

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ayaamo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan