U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dabaq1

Magac Lab
Naxwe-qyo, m.dh
Xaraf DSubg DA5 xar
1

Dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka smaysan, oo xeeryaha lagu daboolo.

2

Dhismo leh guryo is dul saaran, fooq.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ninkaasi lagu bedelayo Taliye Cashuur ayaa waxa magaciisa lagu soo gaabiyay Dabaq isaga oo haatan hawlo ciidan u jooga degmada Laasqoray ee gobolka.

”
“

Qaahira ; Dhisme 9 dabaq ah oo ku qoran Cabdiraxmaan Daahir Rayaale Kaahin.

”
“

Goohe waxaa ka soo qaaday dabaq hoose oo dadka lagu xidhi jiray xaruntii ciidamada ee Hargeysa Bashiir oo watay gaadhi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-qyo, m.dh

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dabaq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan