U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dacaayad

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA8 xar
La Mid AhdicaayadMagac Dheddig
1

War aan sal iyo baar lahayn oo cid laga fidiyo iyadoo lagu caayayo.

2

War aad u badan oo cid wax gaar ahaaneed looga dhaadhicinayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xiriirkii u dhaxeeyay Soomaliya iyo Ingiriiska ayaa xumaaday Seteembar 1986ki kadib markii uu Cabdiraxmaan Jaamac Bare oo ahaa Wasiirka Arimaha Dibadda ku eedeyay BBC in ay fidinayso dacaayad dhan ka ah Soomaliya.

”
“

SAYYIDKABA adoo kale dabadhilif iyo gaalo-raac ayaa dacaayad iyo gabay dumar waxaba kaga qaadiwaayey. sidi dumaraka qolkaaga ka ooy, libaaxyada dibada isku cunaaya, ee u loolmaya dunida ha u soo bixin.

”
“

Qanyare oo la waydiiyey sababta lagu rumeysan karo hadalkiisa madaama uu horey ugu caan baxey diidmada dowlada KMG ah xitaa xiligii Geedi iyo kuwii ka horeeyay ayaa ku tilmaamey in ay tahay dacaayad hadalkaas.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dacaayad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan