Tusaale Dheeraad ah3
β
Haddaba iyada oo ay adag tahay in la sheego cidda badin doonta kulanka maanta kahor inta aan la gaadhin dhammaadka ciyaarta oo ay labada kooxood si weyn isugu dhaarsan yihiin, balse waxaa la odhan karaa fardo laysku hayo maxaa la isugu faanin.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-naa, -nayd
Xarafka
DH Β· DHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
