U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhiirranaan

Magac Fal
Xaraf DHSubg DHI11 xar
1

.dh dhiirran.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Tallaabooyinka ugu mudan ee dunida saamaynta ugu weyn ku yeeshay run ahaantii ma ahayn dagaalgelin waxay se ka dhasheen dhiirranaan maskaxeed oo ay qof, koox ama ummadi ku kaceen.

”
“

In runta fooshaxun ee nolosha halkeeda loogu tago, oo la soo taabto cadaabta gunteeda, barta dabku ka soo shidmo, waxay u baahan tahay bisayl maskaxeed iyo dhiirranaan aan xad lahayn.

”
“

Fulaynimadii laga qabay fikir cusub iyo garashoba waxaa meesha ka saaray oo laga doorsaday aqoon-u-dhiirranaan iyo geesinnimo dhab ah oo ka duwan tii xoolo dhaqatadu ku noolayd ee miyiga ee weli darafteenna ku duubaaban.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Isrogrog

2

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhiirranaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD