U gudub nuxurka bogga
SABAAD

middi

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MI5 xar
La Mid AhmindiMagac Dheddig
1

Shay bir ah oo ka mid ah qalabka guriga looga adeegto, oo leh af wax lagu gooyo iyo daab la qabsado.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qaar ka mid ah Ehellada wiilka la toogtay ayaa sheegay in wiilkoodu uu ka xanuunsanaa madaxa, taasna ay keentay inuu middi ku weeraro shaqaalaha dhismaha ay dagganaayeen oo la dhigay isbitaalka gobolka.

”
“

Xiisadaha siyaasadeed ee haddeerba cakiran iyo siyaasadda middi-middi-ku-taagta ah oo cirka isku sii shareera.

”
“

Waxayna wariyeen axaadiis dhaqamadaas faraya, oo tusaale ahaan waxaa la wariyey xadiis oranaya: " Hilibka middi ha ku jarannina waayo cajamtaa sidaa yeesha, ee ilkaha ku goosta maxaa yeelay taasaa dhereg iyo macaan badan ".

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
middi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan