U gudub nuxurka bogga
SABAAD

miiran1

Fal Magu (1)
Naxwe-rmay, -rantay; -rmi
Xaraf MSubg MI6 xar
1

Hoore saafi noqosho.

2

Nafley isku dhex jirtay intii islehba wax gooni isugu soocmay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aneexadu geedka ay ka baxdo waxaa la yiraah geedka aneexada, wuxuuna ka mid yahay geedaha dhalatadaah (roobka ku baxa markay jiidaal noqotana qallala)markay ciiriinka tahay waa macaan dhanaan ku jiro markay bislaatana waa macaan miiran.

”
“

Nasiib-darro, waxa badnaaday dadyow wada caqli miiran ah, hayeeshee ka qatan xikmad ay xal ku gaaraan. Soomaalideennaba ha u badnaadaan,e.”

”
“

Waa laba bulsho oo isku milantay oo abti & adeer miiran isku wada ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-rmay, -rantay; -rmi

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
miiran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan