U gudub nuxurka bogga
SABAAD

naxwe

Magac Lab
Xaraf NSubg NA5 xar
1

Laan cilmi afeedka ka mid ah oo lagu barto weereynta, dhismaha ereyada iyo codeynta.

3

Buug xeerarka naxwaha ka hadlaya.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Erayga naxwe ereybixin naxwe ahaan waxaa loola jeedaa xeerka barashada afka.

”
β€œ

Erayga naxwe af carabi ahaan dhowr macno ayey leedahay sida: dhinac iyo la mid.

”
β€œ

Tusaale: β€œkoorta faraska dhulka lama dhigo” waa weedh sax ah naxwe (grammar ) ahaan, balse muujinaysa in aanan wax badan ka aqoon fardaha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

N Β· NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
naxwe - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan