U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qalan1

Fal Magu (1)
Naxwe-lmay, -lantay; -lmi
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Wax la qalay noqosho (nafley).

2

U q.: wax, wax istaahilid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Astaanta Qaranka waxay ka kooban tahay: Gaashaan buluug furan oo leh xidaayad dahabi ah, dhexdana ku leh xiddig shan geesley ah oo dheeh qalan ah leh.

”
“

Barnaamijkan waxa marti ku ah Ismaaciil Axmed Maxamuud, oo dhammaadkii Diseembar ka mid noqday ardey aad u fara badan oo ka qalan jabiyey jaamacadda Simad ee Muqdisho, kaas oo si weyn u qabsaday hadal heyntiisa baraha bulshada.

”
“

Shirkadaan ayaa sida oo kale ka dhisaneynsa magaalada Bosaaso kawaan xoolaha lagu qalo halkaas oo ay ka dhoofsanyaan xoolaha oo qalan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-lmay, -lantay; -lmi

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qalan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan