U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hanad

Magac Lab
Naxwe-ddo/-dyo, m.dh
Xaraf HSubg HA5 xar
1

Nin karti iyo hufnaan dheeraad ah isku darsaday; diric.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kooxda Iftin oo ay ka dhex muuqdeen Cumar Hanad iyo Ilkacase ayaa Riwaayad dadkii ka qeybgalay cajabisay soo bandhigay kuwaasoo ay la jilayeen jilayaal kale oo dalka caan ka ah.

”
“

Dhinaca kale, magaalada Muqdisho, waxaa maanta baroordiiq ka sameeyay koox haween ah oo ku dhawaaqay urur ay ugu magacdareen Hanad, iyadoo Qayd Cad uu madaxa ugu xiran yahay ayay codsadeen in dagaalada la joojiyo.

”
“

Maxamed Maxmuud Maxamed Cashare (Coon) "Hanad teg, Hibo dhooftay, bilihii u danbeeyeyna lacagahay soo direen anaaba ka qayilay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ddo/-dyo, m.dh

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hanad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD