U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waro

Fal Gudbe (3)
Naxwe-rtay, -ratay
Xaraf WSubg WA4 xar
1

Dhar ama wax la mid ah oo qoyan meel qorrax ah si uu u engego ku kala baxsasho.

2

Badeeco si loo gato dibad dhigasho.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Biyahaan wasakhda ah oo caruurtaan cabeen ayaa ku jirey waro ku yiiley degaanka Balcaano oo bariga kaga beegan magalaada Jowhar.

”
β€œ

Kasoo qaybgalayaasha tababarka Puntland, ayaa biyaha waxaa laga isticmaalaa ceelal aan dheerayn oo macaan ahayn, baraago iyo waro, ku waas oo nadiif ahayn.

”
β€œ

Waxgaradka ku dhaqan degmada Luuq ayaa wada dadaalo ay ku kala dhexgalayan Labadaasi beelood sida uu sheegay Garaad Cabdi Qani,waxana la aaminsanyahay in coladaani ay salka ku hayso daaqsin iyo waro biyood.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-rtay, -ratay

Xarafka

W Β· WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan