Skip to main content
SABAAD

rido

Fal Gudbe (3)
Naxwe-itay, -idatay
Xaraf RSubg RI4 xar
1

Waran, fallaar iwm ganasho.

3

Ka r.: dugaag ama tuug wax ay dhaceen ka badbaadsasho.

4

Ku r.: wax, wax uu qaadi karo dhex gashasho.

5

U r.: meel ama weel gudihiisa wax gelin.

6

U r.: wax dusha saarasho.

7

U r.: wax mas'uuliyad-diisa qaadid.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-itay, -idatay

Xarafka

R Β· RI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rido - sawirka la wadaagga

La Wadaag