Tusaale Dheeraad ah3
“
Caynabo waxay leedahay ilo biyo wareedyo ay caan kaga tahay gobolada kale ahna biyo durdur ah oo aan kala goin gu,iyo jiilaal taasina ay sababtay in lagaga soo arooro gobolada sool,sanaag,saaxil,togdheer iyo buuhoodle oo ay afart jaho deris kala tahay.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
D · DU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
