U gudub nuxurka bogga
SABAAD

iskool

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh/-laad, m.l
Xaraf ISubg IS6 xar
1

Meel dhisan oo ardada tacliinta lagu baro; dugsi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Tan iyo wakhtigii dowladii Siyaad Bare dugsiga Camuud wuxuu ahaa iskool ardeydu wax ka bartaan isla mar ahaantaana dhex dagan yihiin, sababtoo ah magaalada wuu ka go'naa dugsiga sare ee Camuud.

”
“

Qaraxan ayaa la sheegayaa in sodoo kale ay ku dhaawacmeen laba askarta AMISOM ah Goobta uu gaariga kula qarxay ayaa waxaa ay aheeyd meel ku dhow iskool Boolisiyo ee degmada Xamar Jab-Jab ee gobolka Banadir ayaa gaariga waxaa uu noqday mid ku burburay.

”
“

Dhinca nolosha gudaha Unuun: Unuun waxaa ku yaal dukaamo waawayn iyo goobo ganacsi,sidoo kale waxay leedahay Unuun saldhig dhexe iyo waliba goobo wax barasho sida dugsi hose dhexe iyo waliba iskool sare oo sannad walba arday ka qalin jabiso.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh/-laad, m.l

Xarafka

I · IS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
iskool - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan