U gudub nuxurka bogga
SABAAD

joogso

Fal Magu (3)
Naxwe-saday, -satay
Xaraf JSubg JO6 xar
1

Socod joojin.

2

Fadhi ka istaagid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ismaaciilow Waxbarashada Waad Ku Geftay Aniga oo tix-raacaya maqaal wargayska Haatuf ku soo baxay cadadkiisii Julay 2, 2002, oo uu qoray nin la yidhaahdo Ismaaciil C/raxmaan Cumar, waxaan leeyahay Ismaaciil bal dib u joogso waan kula dac-wiyayaaye.

”
“

Laakiin hadii aynu tusaale u soo qaadano gabayo la isu tiriyey waxa ka mid ah: "Dib u joogso waan kula dacwiyi doodna, waan odhane" tuducani waxa uu ka mid yahay gabay uu tiriyey nin gabyaa ah oo la odhan jiray Qammaan Bulxan.

”
“

Si aad waxa uga ogaato bal qaddar yara joogso oo dhegayso, maqal, ilaa imisa sanqadhod oo kala duwan ayaa dhegahaaga ku soo dhacaya?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-saday, -satay

Xarafka

J · JO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
joogso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD