U gudub nuxurka bogga
SABAAD

muquuno

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf MSubg MU7 xar
1

Xoolo aan qiimo lahayn oo cid deeq ahaan loo siiyo.

2

Khasab, sandullays.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Laakiin sidoo kale reerka cusub waxa loo yaqaanay bili-caws, oo macneheedu yahay qoys cusub oo aan waxba haysan, sidaa awgeed waxa laga caawin jiray sidii ay u reeroobi lahaayeen, sida Goyn, Gaafo, Kaalo, muquuno IMW.

”
“

Maamulka wadaaga ah oo hayin u noqda falaaraha toosinta ah ee saxaafadda, una dulqaata dhalliilaha loo soo jeediyo balse aan muquuno, qallac iyo caburin kula kicin saxaafadda ayaa lagu badbaadi karaa.

”
“

Odayaasha beesha Mooge (Biixi Aabihii), iyaga oo og jeebka iyo xerada Mooge ayey had iyo goor siin jireen xoolo muquuno ah, taasina waxay ka dhigtay Mooge inuu xoolo wanaagsan yeesho.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
muquuno - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan