U gudub nuxurka bogga
SABAAD

biyood

Magac Lab
Naxwe-dyo, m.dh
Xaraf BSubg BI6 xar
1

(c.nafl.) Degaan b. ama sinjiyo noole ah oo ku nool biyaha dhexdooda, dhir iyo xayawaan mid kastaba ha ahaadee.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Marka la dhaqaaleeyo ciida waxaa iyana dhinac socota dhaqaalaynta biyaha oo hoos u gala ciida, kuwaas oo biyahaasi ay noqdaan kayd biyood oo ay ku baxaan daaqa iyo dhirta manfaca u leh nolosha noolaha ku nool degaanka oo qayb ka ah daryeelka degaanka.

”
β€œ

Dad u dhintay cudurka shuban-biyood Waxaa Deegaano ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe ku soo badanayo dadka uu soo ridanaayo cudurka shuban-biyoodka iyadoona ilaa hada ay u dhinteen ilaa 7 ruux oo 3 ka mid ah ay caruur yihiin.

”
β€œ

Waxgaradka ku dhaqan degmada Luuq ayaa wada dadaalo ay ku kala dhexgalayan Labadaasi beelood sida uu sheegay Garaad Cabdi Qani,waxana la aaminsanyahay in coladaani ay salka ku hayso daaqsin iyo waro biyood.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dyo, m.dh

Xarafka

B Β· BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
biyood - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan